Midowga Musharixiinta oo wada abaabulka dibed-baxii Sabtiga lagu balansanaa

Abaabulka bannanbaxa ay ku dhowaaqeen Midowga musharixiinta ayaa ka socda magaalada Muqdisho kaasoo la filayo in maalinta beri oo sabti ah uu ka dhaco taalada Daljirka dahsoon Goobaha ay degan yihiin midowga musharixiinta ayaa ah kuwo laga dareemayo abaabulka bannaanbaxa, iyadoo musharixiinta ay kulamo la qaadanayaan taageerayooshooda, kuwaasoo ku aadan sidii uu u hirgeli lahaa … Continue reading Midowga Musharixiinta oo wada abaabulka dibed-baxii Sabtiga lagu balansanaa